• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

Ninka caalamka ugu dheer oo loo aqoonsaday nin u dhashay Dalka Turkiga (sawiro)

nin dheerSultan Kosen waxaa uu noqday xilligaan la joogo ninka ugu dheer  Caalamka inta la ogyahay,ayadoona si toos ah magaciisa loogu daray Buugga lagu qoro Mucjisooyinka Caalamka ee Guinness World Records,Waxaana uu hogaanka dheeraanta u hayaa ragga sanadka 2010.  

Waxaa uu Ow-dheerkaan Bishii Sebtebbar,16 2009.booqday Iskuul ku yaala magaaladda London ee Caasimadda dalka Britain,waxaana uu la kulmay caruur wax ka barata Iskuulkaas oo dheeraantiisa aad ay ula yaabanaayeen.

Kosen oo u dhashay dalka Turkiga ayaa cabiraad lagu sameeyay noqday 2 Mitir ,46.5 CM,8 FEET iyo 1 INCH,waxaana sidoo kalayto la tilmaamay inuu leeyahay gacmo iyo cago aad u dhaadheer oo dadkii hore ee dheeraa an lagu arki jirin.

Isku soo wada duuboo Sultan Kosen oo noqday ninka ugu dheer ragga Caalamka,ayaa sidoo kalayto ku darsaday gacma dheeraan iyo Cago dheeraan,taas oo uu dheeryahay raggii hore ee dheeraanta uu sheeganjiray.




Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s