• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

Islaan107-jir malaysiyaan ah oo baadi-goob u jirta ninkii 23-aad

duqMeka Wok oo ah islaan Maleysiyaan ah oo da`deeda sii caga-cageyneysa 107-sano ayaa shaaca ka qaaday in ey baadi goob ugu jirto ninkii 23-aad ee nolosheeda, kadib markii odeygii qabay la dhigay cusbitaal islamarkaana ey iska furtay.

Ninkeeda oo 37-jir ahaa laguna magacaabay Momamad Noor Che Musa ayey iska furtay Meka kadib markii cusbitaal ku yaal caasimadda Maleysia ee Kuala Lumpur la dhigay si looga dhaqo balwad daroogo oo uu qabay.

Meka ayaa sheegtay in ey iminka dareemeyso cidlo islamarkaana ey dooneyso nin ey nolasha lasii wadato, kaasoo noqonaya seygeeda 23-aad.

Waxa ey sheegtay in ey rajeyneyso in ey la kulanto nin dhalinyaro ah, iyadoona carabka ku dhifatay in ey adagtahay arintaasi maadaama ey tahay qof waayeel ah islamarkaana ragga eysan soo jiidaneynin oo ey doonayaan gabar yar.

Mar wax laga weydiiyay ninka ey dooneyso ceynka uu yahay ayaa waxa ey tiri “Ma u maleynayo in aan helayo nin u quruxbadan sida r/wasaaraha Maleysia Najib Razak, balse waqti xaadirkan nin kasta oo wanaagsan waan ku qanacsanahay, haba foolxumaadee”.

Dhacdada Meka ayaa la hadal hayaa guud ahaan dalka Meleysia iyo caalamkaba, iyadoona idaacadaha iyjariiradaha lagusoo qoray.duq

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s