• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

iska ilaali hadaad ku aragto emailkaaga risaalo cinwaankeedu yahay sidan(foto 10/07)

virus Cilmi Baaris ay sameeyeen Bahda Savanna IT Solutions oo ah Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xeeldheer arrimaha Teknoolijiyada ayay waxey ku ogaadeen in Dadka Soomaaliyeed ee isticmaala Shirkadda Hotmail ay dhibaato weyn ku qabaan Virus halis ku haayo kumbutaradooda kaasoo soo weerar

 markii ay furaan file kadibna si automatic ah isku sii dira kaasoo lagu magacaabo Fotos kasoo ah Virus isku soo magacaabaasida fotos 27/6 iwlm sidoo kale waxii isku magacaabaa files sawira ah oo kale sida  DSC 523.jpg – DSC 524.jpg – DSC 525.jpg markaasna waxaa dhacda in qofka uusi dhaqso leh isku yiraahdo arag ama furo  sawirkan uukuu so diray sxbkaa ama walalkaa kadibna uu qofkaas Kumbutarkiisa isla markaas la kulmo cilad wax yeelo u gaysata ama qarxisa programka uuku shaqeynayo markaas

Hadaba Savanna IT oo arinkaan uga digtay Soomalida isticmaala Hotmail-ka inay furaan files-ka wata magaca Fotos ayaa waxey sidoo kale sheegeen in dadka aan aqoon wanagsan u laheyn virus-ka gala Cumputarada ay u sahlan yahiin inay furaan File-shaan isla markaasna intii qof oo listiga  ugu jiray uu usii diro lagana yaabo inay yahiin ilaa 300 qof ayagiina ay sii gudb  

iyaan sidaasna uu Soomalida aad ugu saameeyo. waxaana ugu dambeyntii Sheegeen in sida looga hortagi karo oo ugu sahlani ay tahay in aan la furin oo la iska daayo hadii laguu soo diro email uu subject-giisa sidaas yahay maxaa yeelay inta badan saaxiibadaa oo fileshas furay ayuu kaaga yimaadaa Virus-ka oo kama yimaado direct kooxahii sameeyay Virus-ka oo looga shakisan yahay Soofiyeetkii Burburay kuwaasoo la sheego inay inta badan soo weerara technoligiyada casriga ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s