• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

Madax waynayaashii soo maray dalka maraykanka, magacyadooda iyo xila uu hayey mid walba

usaWaddanka maraykanka, waxaa soo maray Madaxweynayaal gaaraya 44 Madaxweyne laga soo Billaabo 1789-kii illaa Sannadkaan aan ku jirno Ee 2009.

Haddaba waxaanu halkaan ku soo koobaynaa Dhammaan magacyada 44-kii Madaxweyne Ee soo martay Dalka maraykanka iyo mid kasta magaciisa iyo Muddada uu xilka hayay, wallow ay jiraan kuwo labo jeer xilka ku guulaystay. Sidoo kale, waxaanu idiin soo gudbin doonaa Taariikhda Madaxweyne kasta oo maraykanka soo maray. Waxaana Website-ka Waagacusub, arrintaas isaga xil saaray inuu soo diyaariyo Rug cadaaga warfaafinta Soomaaliyeed C/naasir Maxamuud Cumar (Zero), oo haatan dagan waddanka maraykanka.

 

1. GEORGE WASHINGTON 1789-1797

2. JOHN ADAMS 1797-1801

3. THOMAS JEFFERSON 1801-1809

4. JAMES MADISON 1809-1817

5. JAMES MONROE1817-1825

6. JOHN QUINCY ADAMS 1825-1829

7. ANDREW JACKSON 1829-1837 

8. MARTIN VAN BUREN 1837-1841

9. WILLIAM HENRY HARRISON 1841

10. JOHN TYLER 1841-1845

11. JAMES K. POLK 1845-1849

12. ZACHARY TAYLOR 1849-1850

13. MILLARD FILLMORE 1850-1853

14. FRANKLIN PIERCE 1853-1857

15. JAMES BUCHANAN 1857-1861

16. ABRAHAM LINCOLN 1861-1865

17. ANDREW JOHNSON 1865-1869

18. ULYSSES S. GRANT 1869-1877

19. RUTHERFORD B. HAYES 1877-1881

20. JAMES GARFIELD 1881

21. CHESTER ARTHUR 1881-1885

22. & 24. GROVER CLEVELAND 1885-1889, 1893-1897

23. BENJAMIN HARRISON 1889-1893

24. GROVER CLEVELAND 1885-1889, 1893-1897

25. WILLIAM MCKINLEY 1897-1901

26. THEODORE ROOSEVELT 1901-1909

27. WILLIAM HOWARD TAFT 1909-1913

28. WOODROW WILSON 1913-1921

29. WARREN G. HARDING 1921-1923

30. CALVIN COOLIDGE 1923-1929

31. HERBERT HOOVER 1929-1933

32. FRANKLIN D. ROOSEVELT 1933-1945

33. HARRY S. TRUMAN 1945-1953

34. DWIGHT D. EISENHOWER 1953-1961

35. JOHN F. KENNEDY 1961-1963

36. LYNDON B. JOHNSON 1963-1969

37. RICHARD M. NIXON 1969-1974

38. GERALD R. FORD 1974-1977

39. JIMMY CARTER 1977-1981

40. RONALD REAGAN 1981-1989

41. GEORGE H.W. BUSH 1989-1993

42. WILLIAM J. CLINTON 1993-2001

43. GEORGE W. BUSH 2001-2009

44- Barack Xuseen Obama, oo ah madaxweynaha haatan xilka haya. Waa Madaxweynaha 44 aad Ee waddanka maraykanka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s