• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

ri iyo lax is-nuugaya aabaar darteed

ri iyo lax

 Arrin Mucjiso lagu tilmaami karo oo ka dhacday deegaan ku yaal xeebta bariga Gobolka Sanaag gaar ahaan Tuulo lagu magacaabo Durduri oo jirta qiyaastii 60km Magaalada Laas Qoray ayaa lagu arkay ri iyio lax is nuugaaya xilli ay Xoolo dhaqato ku nool deegaamadas ay xoolo ka waraabinaayey .

Marka loo eego Laxda Soomalida xoola dhaqatada waxay kuu sheegayan in markii ay Caana ka maalayan ay Seeto ama xarig kaga xiraan laba lugood ee danbe waayo waxay aad uga Baydadaa Maalista Caanaha.

Labadan Xayawaan ayaa taran ahaanba isku sinji ahayn, oo Isku doonan Caano nuugis, Arrintan oo la waydiiyay Xoolo dhaqantada ayaa ii sheegay inay keentay abaaraha jira oo soo wajahay deeganka.

Sanadii hore dhulku wuxuu ahaan jiray dhul barwaaqo sooran ah oo lama arki jirin Xayawaan kala nooc ah oo isku doonta caano, laakiin mudo ka bacdii Abaarihii wadanka dhacay ayaa sababay in Naftu isku keento.

riiyolax 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s