• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

Lamaane ku labistay SHINI

lamaneshini

habr iyo oday chines ah

Lamaanahan isqaba oo u dhashay dalka Shiinaha laguna kala magacaabo Li Wenhua iyo Yan Hongxia ayaa waxey xanaaneyn jireen Shinida muddo 20 sano ah, Waxaana ay taasi keentay inuu halkaasi¬†ka dhasho isfaham iyo saaxiibtinimo dhexmarta ayaga iyo Shinida oo ka mid ah cayayaanada bani’aadamku ka baqo qaniinyadeeda.

Lamaanahan ayaa isugu yeereen Warfidiyeenada ayagoo soo bandhigay 10 kun oo shini oo sida dharka oo kale ah jirkooda ugu qariyeen inta aanan ka aheyn wajiga.

Lamanahan Shiineeska ah ayaa sidoo kale sheegay in aysan wax cabsi ah ka qabin shinadaan tirada badan ee shamuumtay korkooda, waxaana uu Mr Li Wenhua uu sheegay inuu ka haayo boqorka hadii ay iswaalaana aysan wax ba meel geyn garin maadaama uu yiri aan ilaa dhowr boqor ku haayo Gacanta aana ku soo xeriyo gelinayo shinadan tirada badan oo Ka daba hari karin marnaga Boqorkooda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s