• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

Laba Dumar ah oo Mar lawada guursaday

aroos

aroos

Inkastoo Somalida aysan aheyn arrin layaab leh in Somalida nimankooda ay guursadaan dhowr naagood ayaa tani oo ka dhacday Hargeiysa Somaliand ay ku noqotay dad weynaha reer Masar markey ku arkeen wargeysyada Xawaadista ee kasoo baxa  Qaahira kadib markii ay dib u iftiimiyeen Arooskaan labasanadood kahor ka dhacay deegaanada Somaliland, ayagoo qaar ka tirsan jaraa’idyadas u aqoonsaday ninkan geesi, Arooskaan ayaa waxaa horey ula yaabay dadka Soomaalida.

Ismaacil Cismaan Cabdullahi oo ah Ninkaan hal habeen guursaday laba naagood una sameeyay arooska ayaa dhexda ka fadhiistay labada aroosad oo lagu kala magacaabayay Gaasira Muxumad Xuseen halka Aroosada labaadna lagu magacaabay Shukri Cismaan Axmedm, Iyadoo xaflada arooskiina ay kasoo qeybgaleen dad ka badan intii la filiyay oo la yaabanaa siduu ninkaan habeen qura Labada Gabdhood usoo hoysaday.

 

Arooska kale lagu daysaday

Waa qaddar iyo calaf qornaa inaan hal habeen laba xaas soo xareeyo” ayuu yiri Ninkaan asigoo ka jawaabayay su’aal la weydiiyay oo aheyd sida uu ugu dhiiraday inoo soo dadabgeliyo laba hablood. Dhanka kale Labada Haween ayaa sheegay inay ku faraxsanyahin in hal habeen la isla guursado oo loo wada smaeeyo hal aroos.

Kani waa arooskii labaad waxaana isla xaafad ku taalo Hargeysa oo lagu magacaabo GARABIS horey ugu aroosay sidaad arkeysan sawirkan hoose.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s