• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

Qoyska adduunka ugu timaha badan

  c                                  Waxaa loogu yeeraa Wolf People balse waa    bani’aadam    sidoo kale dadka ayaa ugu yeero Victor “Larry Ramoz” and Gabriel “Danny Ramoz” waxay u dhasheen Mexico waa qoyska kaliya ee jebiyay Recordka Timaha ee adduunka iyagoo lagu qoray Buuga Caalamiga ah ee Guinness World Records oo ah buuga lagu qoro dadka jebiyay record dhan kastaba ha ahaatee si adduunka looga aqoonsado.Danny iyo Larry ayaa jirkooda waxaa qariyay timo ah 98% marka laga reebo gacmahooda, cagahooda iyo garbaha, ayaa waxaa dul saaran timo modoow iyo brown iskugu jiro tintaas oo aan ahayn mid adag, iyagoo u waramayay idaacadda ABC NEWS ayay waxay sheegeen in ay sida madaxa oo kale ay u jaraan midabka ay jecel yihiinna ay ka dhigtaan waxayna intaas raaciyeen inay tahay mid dhib badan daboolkan ay jirkooda dabooshay timahaan, sidoo kale gabdhaha qoyska Ramoz ayaa ah kuwa timahaan leh walow aysan u badneen sida Danny iyo larry.

Danny iyo larry ayaa kasoo jeedo Qoys faqiir ah waxayna illaa yaraantooda isku dayeen inay meel marsiiyaan nolosha qoyskooda maadaama ay leeyihiin mucjiso ka gedisan tan dadka isla markaasna ay u abuuraan dad weynaha Mexico iyo Aduunkaba bandhig faneed.