• somali music

    hees

    xeedho

    waayaha cusub

  • xamar.tk

    g

  • Somali youtube

    somali-youtube

  • opeco petroleum

  • xoghaye

    xoghaye.tk
  • BOOQDAYAASHA

    free counters

Aroos cajiib ah oo laba daanyeer loogu dhigay zdalka Shiinaha +Sawirro.

daanXaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday dalka China ayaa waxaa ay aheyd mid la isugu keenay labo Daanyeer oo is jeclaa kuwaasi oo aroos aad iyi aad u wanaagsan loogu sameeyay halkaasi. 

Wukong oo ah 7 sano jir ah iyo Xiayo oo caruusada ah oo iyadana lix sano jir ah ayaa ahaa kuwa aad loogu soo labisay iyadoo loo soo geliyayay taash iyo suit ( Bridal Gown and Groom Suit) oo ah dharka lagu yaqaano arooska iyo aroosadda dadka bani’aadamka ah, hase ahaatee arooskaan xayawaanka ah ayaa noqday mid aad u qorxoon marka loo labisay dharkaan.

 

Arintan ayaa dadweyne fara badan oo caalamka ka tirsan ay ka qoslisay markii ay arkeen iyadoo ay Daanyeeradani jilayeen qaabka arooska marka aad eegto sawiradooda cajiibka ah.