walaal fadlan halkan ku qor fariintaada
waan idin salaamay dhamaan walaalaha waayaha cusub waxaan idinku salaamay salamaha laisku diro mida ugu qiimaha iyo qaayah badan salaan kadib waxan rabaa maadama aad tihiin dhalin yarad waayahan laga daba dhacay ee dhamaan qurba joogta oo dhan ay kawad heleen heesooyinkiina hada waxaan rabnaa inaan idika codsano maadaama aad tihiin waayaha cusub waxaan rabnaa inaan nasiisaan ciwaanada aad on linka ku tihiin si aan idinkula soo xariirno maxaa yeelay dhamaan qurba joogta waxay rabaan ineey codsiyadooda idin soo gudbiyaan mise waad ka dhamaateen dhalin yarad sidaad horay idinka soo xiganay walaalo waxad u baah needeen dad mskaxad idinkugu biiriyo aniga ahaan waxaan idinka caawin karaa inaan dhaman qurba joogta inaan bogiina cusub hirgeliyo marka waxaan idin leeyahay farxad ku nooladad waxan si qaas ah usaalamaya m ulaha kooxda shiine waxan ku leeyajay waa axmed honest waa wiilkii aad ka leheed heesana 2008 awaxaan rabaa inaan ku galno yurub hadana waxaa lamaryay 2010 marka aniga waan ka soo cararay idaacadi hadan waxaan ku suganahy jabuuti waxaan ku leeyahay bashal hadaad hada aragto masag keeyga dhaqsi soo jawaab by by
Fill in your details below or click an icon to log in:
You are commenting using your WordPress.com account. ( Log Out / Change )
You are commenting using your Twitter account. ( Log Out / Change )
You are commenting using your Facebook account. ( Log Out / Change )
Connecting to %s
Notify me of follow-up comments via email.
Get every new post delivered to your Inbox.