Wadanka hindiya waa wadan dhaca koofurta aasiya islamarkaasna leh xadaarad aad u fac wayn oo soo jireen ah waa wadanka todobaad xaga beddka, kan labaad xaga dadka, hadaba ila dawo sawradan aan kasoo qaaday webka farfesh ee af carabiga wax ku qora
DAAWO SAWIRADA
Read more »
Filed under: xasan | Comments Off







Dacwad la yaab ah oo aan horay loo arag ayaa ka dhacday maxkamad ku taal magaalada London taasi oo ay soo gudbiyeen koox dad ah oo ka cabanaya laba lamaane oo ay sheegeen in ay ka harsan wayeen oo ay qaylo ku dileen xiliga ay sameynayaan fal galmeedka .DAAWO SAWIRADA
Boqolaal qof aya tagay xaflad arooska, dhex bartamaha Somaliya, oday 112jir ah iyo gabar 17jir ah.
waxaa jira in ay qola walbo caalamka guudkiisa ku nooli ay ereyga jacaylka si ugu dhawaaqdo waxaan halka idinkugu haynaa eraygaas luqadaha caalamka oo dhan ee la macna ah I love you riix halkan si aad uga bogoto
Ninkaan ayaa dhismooyinka noocaan ah u adeegaday dhisidooda Istakiin Koolo uu iskula dhajiyo, asagoona maruu saxaafadda uga warbixinayay sheegay in halkii dhisme oo uu samaynayo ay ku qaadanayso muddo 6-billood ah.
Bisadaan oo tuugsi cusub ka bilowday dalka Ruushka ayaa lacag aad u fara baddan soo xaraysay mudaddii ay wadada joogtay,ayadoona dadka wadada adeegsanayaa aysan dhaafeyn inay lacag siiyaan ma ahane,ayagoo aad ula yaabanaa qoraal ku qornaa waraaq hor taalay Bisadaan lacag doonka ah. 


